KRAV - kontrollföreningen för ekologisk odling
Matplatsen - för unga om nyttig, god, grön och bra mat
NTF - Nationalföreningen för Trafiksäkerhetens Främjande
Lagsamlingar
Lagrummet - regeringskansliets rättsinformation
Internationellt
ANEC - europeiska konsumenters röst i EU:s standardiseringsarbete
Conrid - nordisk databas om konsumtionsforskning
Konsumentskydd vid köp av villa eller bostadsrätt
SBC - Svenskt bostadsrättscentrum
Xafladii furitaanka ciyaaraha . Gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Juhuuriyada Jabuuti
Mudane Xuseen Faduul & xoghayihiisa Cali Kamil Cali Video
furitaankii ciyaaraha muxuu yidhi
Gudoomiyaha Ururka Seuki Muqtaar Shuute
Gudoomiye kuxigeenka Xidhiidhka kubada cagta somaliyeed
Gudoomiyaha Ururka Xaawo Taako Sahra Barkhadleh
Maareeyaha Dahabshiil Stockholm
Mohamuud Sh Ibrahim Video
Football Rules
Fairplay in football
•Basics of Football
•Field of Play
•The Ball
•Number of Players
•Equipment
•Referee
•Assistant referees
•Duration fo the match
•Start and restart of play
•Scoring
•Offside
•Fouls and misconduct
•Punishment for offences
•Free kicks
•Penalty kick
•Throw-in
•Goal kick
•Corner kick
•Further Reading
Somaliska Europeiska Ungdomskultur & Idrott
Ururweynaha SEUKI oo casho sharaf loogu sameeyey xaafadda Streatham ee magaalada London
Wafdigan Seuki ee uu hogaaminayey mudane Xirey Axmed Roble oo ah madxweynaha ururkaasi ayaa ujeedada ay halkan u yimaadeen aheyd casuumid ay u fidiyeen kooxda Leicester Utd oo ka dhisan isla magaaladaas Leicester, xubinna ka ah kooxaha ka qeyb gala ciyaaraha xagaaga ee dalka Sweden.
kooxda Leicester utd ee sanad walba qaban-qaabiya koobka lagu magacaabo SUPER CUP ayaa ku casuuntey magaaladeeda ururka SEUKI oo qori tuurkoodu ku beegnaay bishan April.
Ururkan Seuki ee ka mid ah ururada ugu waaweyn ee qaban qaabiya ciyaaraha xagaaga ee ka dhaca yurub gaar ahaan caasimadda Stockholm ee dalka sweden ayaa xalay casho sharaf loogu sameeyey xaafad ka tirsan xaafadaha ugu waaweyn magaalada London taasoo lagu magacaabo STREATHAM waxayna xalay cashadani ka dhacdey restorentiga lagu magacaabo MAQSOUD ee ku yaallo xaafadda isla xaafadda Streatham waxaana wefdigan si diiran ugu soo dhoweeyey mudane Xarbi Cali Raage iyo Max'ed Max'ud dheere ee loogu naaneyso Lagiig.
Xarbi iyo Lagiig waxay labadooduba ka tirsan yihiin isla ururka Seuki balse deegaankooda ayaa ahaa magaalada London.
Gunaanadkii casho sharaftaas waxaa ka hadley mudane Lagiig, oo ku soo dhoweeyey madaxweynaha ururka SEUKI mudane Xirey Roble, hadal gaaban ka dibna waxuu mudane Xirey ku soo dhoweeyey halyeeyaddii kubadda koleyga Xaawo Taako oo si habsami ah u soo gunaanudey xafladaasi.
tan iyo kulantideena dambena waxaanu idinka tegeynaa nabad gelyo