KRAV - kontrollföreningen för ekologisk odling
Matplatsen - för unga om nyttig, god, grön och bra mat
NTF - Nationalföreningen för Trafiksäkerhetens Främjande
Lagsamlingar
Lagrummet - regeringskansliets rättsinformation
Internationellt
ANEC - europeiska konsumenters röst i EU:s standardiseringsarbete
Conrid - nordisk databas om konsumtionsforskning
Konsumentskydd vid köp av villa eller bostadsrätt
SBC - Svenskt bostadsrättscentrum
Xafladii furitaanka ciyaaraha . Gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Juhuuriyada Jabuuti
Mudane Xuseen Faduul & xoghayihiisa Cali Kamil Cali Video
furitaankii ciyaaraha muxuu yidhi
Gudoomiyaha Ururka Seuki Muqtaar Shuute
Gudoomiye kuxigeenka Xidhiidhka kubada cagta somaliyeed
Gudoomiyaha Ururka Xaawo Taako Sahra Barkhadleh
Maareeyaha Dahabshiil Stockholm
Mohamuud Sh Ibrahim Video
Football Rules
Fairplay in football
•Basics of Football
•Field of Play
•The Ball
•Number of Players
•Equipment
•Referee
•Assistant referees
•Duration fo the match
•Start and restart of play
•Scoring
•Offside
•Fouls and misconduct
•Punishment for offences
•Free kicks
•Penalty kick
•Throw-in
•Goal kick
•Corner kick
•Further Reading
Somaliska Europeiska Ungdomskultur & Idrott
Kulan xilwareejin ah oo shalay dhexmaray ururweynaha SEUKI iyo Poliska xaafadaha Järva
Kulan taariikhi ah una dhaxeeyey uruweynha qabanqaabiya cayaaraha xagaaga ka dhaca Stockholm oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan SEUKI iyo Poliska degmada Järva oo ay sanadihii ugu danbeeyay ka dhaxeeysay wada shaqeeyn buuxda oo xagga cayaaraha xagaaga ka dhaca Stockholm ayeey labada dhinac shalay kulan ku yeesheen xaruunta Poliska degmada Rinkeby.
Kulankan oo ka mid ah kulamo joogta ah oo ay labada dhinac lahaan jireen ayaa kani wuxuu kuwii hore kaga duwanaa iyadoo taliyaha Poliska degmooyinka la isku yiraah Järva Mr Jonny Lindh loo badalay dalka Suudan oo uu ka shaqeeyn doono Darfuur ayaa wuxuu taliyuhu qananqaabiyey kulankan oo uu isku barayey ninka isaga badali doona iyo ururweynaha SEUKI si ay howshii quruxda badneeyd ee ay labadan garab wada jirka u wadeen ay halkeedii uga sii socto.
Taliye Jonny Lindh ayaa wuxuu laf dhabar u ahaa cayaaraha xagaaga SEUKI isagoo muddo ka dhaadhicinayey qeybaha kale ee maamulada degmooyinka Järva ineey ka qeybqaataan cayaarahan todobaadka Soomalida oo uu isagu u arkayey ineey sawir wanaagsan u tahay maamulka degmooyinkan Järva oo ay Rinkeby ka mid tahay.
Kulanka ayaa wuxuu ku biloowday warbixino ay ururweynaha SEUKI siinayeen masuuliyiinta Poliska kuna saabsanaa qabanqaabada cayaaraha xagaaga SEUKI 2010 oo sanadkan bilaaban doona 12 July hadii allah yiraah.
Sidoo kale waxaa uu Jonny Lindh warbixin wanaagsan ka bixiyey howlahah baaxadda leh ee uu ururkan SEUKI qabto isagoo qiray in howlahan ay yihiin howlo si qaabeysan loo soo abaaulo isagoo sanadkana sidoo kale sheegay inuu jiri doono cup loogu magac daray fairplay oo la siin doono sidii kal horeba kooxda ugu wanaagsan xagga adaabta ha noqoto garoonka , deegaanka iyo dibaddaba.
Taliye Jonny Lindh oo dalka Sudan u dhoofi doona dabayaaqadda bishan April ayaa filekii weeynaa ee xudunta u ahaa wada shaqeeynta ururka SEUKI iyo Poliska wuxuu ku wareejiyey taliyaha cusub oo lagu magacaabo Hasse isagoo taliayaha cusubna uu aad ugu farxay wada shaqeeyntan ka dhaxeeysa SEUKI iyo Poliska.
Guddoomiyaha ururweynaha SEUKI ee sanadkan 2010 Mr Xiireey Axmed Rooble ayaa ka dib wuxuu taliyihii shaqada ka tagay ee Jonny Lindh wuxuu guddoonsiiyey ubax mahad celin ah oo uu ururka SEUKI ugu soo talagalay taliyaha iyagoo uga mahad celiyey mudadii uu howshan baaxadda leh la waday iyo sidii uu qeybo badan oo kale oo ay ka mid yihiin siyaasiyiinta degmada iyo ha,yadda Sportiga Sweden uu ugu soo xiray wada shaqeeyntan ay SEUKI la leedahay qeybo kala duwan .
Ururweynaha SEUKI ayaa wuxuu taliye Jonny Lindh u rajeeyey in shaqada uu u tagi doono Darfuur u fududaato isagoo caafimaad qabana dib Sweden ugu soo laabto.