KRAV - kontrollföreningen för ekologisk odling
Matplatsen - för unga om nyttig, god, grön och bra mat
NTF - Nationalföreningen för Trafiksäkerhetens Främjande
Lagsamlingar
Lagrummet - regeringskansliets rättsinformation
Internationellt
ANEC - europeiska konsumenters röst i EU:s standardiseringsarbete
Conrid - nordisk databas om konsumtionsforskning
Konsumentskydd vid köp av villa eller bostadsrätt
SBC - Svenskt bostadsrättscentrum
Xafladii furitaanka ciyaaraha . Gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Juhuuriyada Jabuuti
Mudane Xuseen Faduul & xoghayihiisa Cali Kamil Cali Video
Gudoomiye kuxigeenka Xidhiidhka kubada cagta somaliyeed
Gudoomiyaha Ururka Xaawo Taako Sahra Barkhadleh
Maareeyaha Dahabshiil Stockholm
Mohamuud Sh Ibrahim Video
Football Rules
Fairplay in football
•Basics of Football
•Field of Play
•The Ball
•Number of Players
•Equipment
•Referee
•Assistant referees
•Duration fo the match
•Start and restart of play
•Scoring
•Offside
•Fouls and misconduct
•Punishment for offences
•Free kicks
•Penalty kick
•Throw-in
•Goal kick
•Corner kick
•Further Reading
SEUKI 2009 Stockholm Sweden | info@seuki.com
Somaliska Europeiska Ungdomskultur & Idrott
Waa sawiradii qorituurka iyo dhamaan dadweynihii ka qayb qaatay qorituurka oo ka koobnaa Masuuliyiin Ciyaaraha kala duwan ,Ciyaartoow,Marti sharaf.Aqoonyahan.iyo qaar kaloo badan.
Qorituurkii cayaaraha xagaaga SEUKI 2010 oo si aan caadi aheeyn uga dhacay magaalada Leicester
Qurituurkii cayaaraha xagaaga SEUKI 2010 ayaa waxeey si aan caadi aheeyn uga dhaceen magaalada Leicester iyadoo ay marti galinta cayaarahana soo qaabeeyeey ururka Leicester United oo ka dhisan magaaladasi isla markaana ka mid ah kooxaha ugu cad cad ee ka cayaara cayaaraha xagaaga SEUKI ee ka dhaca magaalada Stockholm.
Qorituurkan oo ay ka soo qeyb galeen marti sharaf ka soctay bahda Sportiga iyo odayaashii Sportiga ahaa ayaa waxaa markii ugu horeeysay lagu furay aayadaha quraanka iyadoo ka dibna uu xiriirire Daaud ku wareejiyey Guddoomiyaha ururka marti galiyey qorituurkan ee Leicester United Omar dheere isagoo isna masuuliyadda shirkan ku wareejiyey guddoomiyaha ururweynaha SEUKI Xiireey Axmed Rooble.
Shirkan oo uu xiriiriye ka ahaa xoghayaha ururka SEUKI Cabdiwali Maalin ayaa wuxuu mar kale ku wareejiyey microfonka guddoomiye Xiireey oo ka warbixiyey howlaha faraha badan ee uu qabto ururweynaha SEUKI .
Ka dib ayaa waxaa halkaa ka hadlay marti sharaftii kala duwaneeyd ee ay ka midka yihiin Ururka EuroSom oo ay wada shaqeeyn buuxda ka dhaxeeyso ururweynaha SEUKI sidoo kale waxaa iyana halkaa ka hadlay ururada kala duwan ee ka kala socday UK sidoo kale waxaa halkaa ka hadlay odayaasha Sportiga iyo gabdhihii cayaartooydii hore ee kubadda Koleyga waxaana arin lagu farxo aheeyd in hadalkii ugu horeeyey ee martisharafta in la siiyo Xaawo Taako oo aheeyd cayaartooy hore ee kubadda koleyga dalkeena.
Waxaa sidoo kale halkaa ka hadlay Axmed Shell , soomaray , Axmed Maxamed Adan ( Laas) , Shaacir Shiiqow, Amp. Caalin ,Muriidi Zeyn , Shukri dhalbaas , Shiino Guhaad , Cilmi Waabari , Maxamed Xaaji , shariif odayaaashan ayaa intooda badan waxeey carabka ku dhufanayeen in Sportiga la hormariyo qilaafkana laga ilaaliyo iyadoo uu Shiino Guhaad Swden iyo Stockholm ku tilmaamay meel u qalnta ineey noqoto meel lagu qabto Olympikada Soomalida maadama ay tahay hooyadii cayaaraha xagaaga Yurub islamarkaana ay tahay meesha kaliya ee shacabkeedu jecel yihiin cayaaraha garoomadana soo buux dhaafiyaan.
hadaladii martida ka dib ayaa waxaa howsha qorituurka la wareegay Maxamed Cali Weerow iyo Bile Cali Xamaal oo masuul ka ahaa qaabka uu qorituurku u dhacayo iyadoo howshana ay si wanaagsan ku dhamaatay.